Maamulka Jig jiga madowlad baa mise waa Qabiil akhriso Xogta rasmiga ah, 2020/29/September By Khabiir somalida deegaanka ah

Warka galabta waxaa ugu doorka roon Malayshida maxamad subeer ee liyuu police ee kusugan aaga salaxaad iyo lagahida oo soobandhigay  Hub tirabadan oo lagu cabsigalinaayo beesha reer fiqi cumar ee Dhulkaas degan.  Sababta ayaa loomalaynayaa in ay dabasocoto xasuuqii #raaso 3-sep-2020 lagu laayay caruur yar yar iyo dumar kuwaas oo mudaharaad nabadeed kumuujinaayay dareen kooda. […]

Xayiraadda ay Soomaaliya ku sameysay qaadka Kenya oo dhalisay xiisad cusub

Nairobi (Caasimada Online) – Xayiraada Soomaaliya ee qaadka Kenya ayaa gudaha dalkaasi ka abuuray xiisad siyaasadeed cusub oo dab kusii qabtay loolanka ay siyaasiyiintu ugu jiraan xilalka ugu sareeya dalkaasi. Tartanka doorashada ee dalkaasi ayaa u muuqda mid lugaha la galay qaadka xayiran, kadib markii ganacsatada qaadka Kenya ay cabasho xoogan ka muujiyeen qaadka ay mamnuucday…